Ex-Wasiir Juxa oo si kulul u weeraray Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre

Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa weerar Siyaasadeed oo afka ah ku qaaday ra’iisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku maraya degaanada Puntland oo Juxa uu ka soo jeedo Cabdi Faarax Juxa ayaa wax aan la qaadan karin ku tilmaamay in Kheyre uu Puntland u quuri waayo, sida … Continue reading Ex-Wasiir Juxa oo si kulul u weeraray Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre